Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hooyaale

MagacLafdheeri

Macnaha

Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.

Erayo la-mid ah

hooy1. War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeedi…hooyaalaynld hoobaalayn.hooyaaleeHooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.hooyannimoHooyo ahaansho.hooyo1. Qof dumar ah oo wax dhashay. 2. Erey gacalo. 3. U.j: hooy…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms