Qaamuuska Asalka
hoolhool
MagacLafdheeri
Macnaha
Gaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo ku yaal maqaar.
Erayo la-mid ah
hool1. Wax xoqid. 2. Timo, dhogor iwm hoobin. 3. Wax dub ka qaad…hoolan1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray no…hoolan1. Wax la xoqay ahaansho. 2. Timo ama dhogor la xiiray ahaan…hoolatoCudur madaxa ku dhaca oo timaha ka hoobiya.hoolidld hoolis.hoolifTimo badan oo shuruf leh.hoolnaanld hoolnaan-sho.hoolnaansho/dh ld hoolnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
