Qaamuuska Asalka
hoolan
(-lmay, -lantay; -lmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.
Erayo la-mid ah
hool1. Wax xoqid. 2. Timo, dhogor iwm hoobin. 3. Wax dub ka qaad…hoolatoCudur madaxa ku dhaca oo timaha ka hoobiya.hoolhoolGaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo k…hoolhoolHarag ama saan gaashiye banbannaan u yeelid iyadoo timaha am…hoolidld hoolis.hoolifTimo badan oo shuruf leh.hoolnaanld hoolnaan-sho.hoolnaansho/dh ld hoolnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
