Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoogaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.

Erayo la-mid ah

hoogDhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.hoogDhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.hoogaansashold hoogaansad, hoogaansi.hoogaansoMadaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.hoogeyWaa belo!
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms