Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoog

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.

Erayo la-mid ah

hoogaamiMadaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.hoogaansashold hoogaansad, hoogaansi.hoogaansoMadaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.hoogeyWaa belo!
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms