Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hindisaad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.

Erayo la-mid ah

hindhiso sii dayn.hindhisoNeef kedis ah, xoog leh, wadata duuf oo laga sii daayo sanka…hindisWax cusub oo aan hore u jirin abuurid.hindise1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.hindisidld hindisaad.hindisooWax gaaristood ku taamid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms