Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hindis

(-say, -stay)
Falg1

Macnaha

Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.

Erayo la-mid ah

hindhiso sii dayn.hindhisoNeef kedis ah, xoog leh, wadata duuf oo laga sii daayo sanka…hindisaadAbuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindis…hindise1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.hindisidld hindisaad.hindisooWax gaaristood ku taamid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms