Qaamuuska Asalka
hig
MagacDhexdhexaadshr
Macnaha
Cod lagu muujiyo buuxidda.
Erayo la-mid ah
higaag1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u…higaagSuun weel ku dhuujin.higaaganWax fuursan ama dibbirsan noqosho.higaagan1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.higaagashold higaagad.higaagnaanld higaagnaansho.higaagoWeel higaag ku dhuujisashohiggaadKu dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld …

