Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

higaago

(-gtay, -gatay)
Falg3

Macnaha

Weel higaag ku dhuujisasho

Erayo la-mid ah

higaag1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u…higaagSuun weel ku dhuujin.higaaganWax fuursan ama dibbirsan noqosho.higaagan1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.higaagashold higaagad.higaagnaanld higaagnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms