Qaamuuska Asalka
heegnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld heegnaan.
Erayo la-mid ah
heegNeef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.heegan/dh 1. Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb. 2. Wax d…heegan1. Wax heegan ahaansho. 2. Wax diyaar ahaansho.heeganWax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan².heegganaansho/dh ld heegnaan.heegmidld heegan¹.heegnaanld heegganaan, heegganaansho, heegnaan-sho.heegoDaruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..

