Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

heegan

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh 1. Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb. 2. Wax diyaar ah. 3. ld heegmid. ld heeggan¹.

Erayo la-mid ah

heegNeef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.heegganaansho/dh ld heegnaan.heegmidld heegan¹.heegnaanld heegganaan, heegganaansho, heegnaan-sho.heegnaansho/dh ld heegnaan.heegoDaruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms