Qaamuuska Asalka
hawlwadeen
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qofka hawsha kala haga ama maamula. 2. Shaqaale.
Erayo la-mid ah
hawlWax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.hawl1. Qof shaqo u yeelid. 2. Cid dhibaateyn.hawlWaxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; sh…hawl-abuurHawl abuurid.hawl-obtikeedAwoodda ay u leeyihiin iskudhisyada qaarkood in ay ku wareeg…hawlaysanQof shaqo haya ahaansho.hawlaysnaanld hawlaysnaansho.hawlaysnaansho/dh ld hawlaysnaan.

