Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hawl

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.

Erayo la-mid ah

hawl-abuurHawl abuurid.hawl-obtikeedAwoodda ay u leeyihiin iskudhisyada qaarkood in ay ku wareeg…hawlaysanQof shaqo haya ahaansho.hawlaysnaanld hawlaysnaansho.hawlaysnaansho/dh ld hawlaysnaan.hawldabreQof ama wax shaqo curyaamiya.hawldiidQof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.hawldiiddoNecbaanta hawsha la necbaado. ld hawldiid.
Erayga Manta
dhamasGeed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms