Qaamuuska Asalka
harqo
(-qaday, -qatay)Falmg3
Macnaha
1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
Erayo la-mid ah
harqaamaanld harqaamaansho.harqaamaansho/dh ld harqaamaan.harqaamanWax tolan ahaansho.harqaamoMaro iwm tolasho.harqaan1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo ca…harqaanDhar makiinad ku tolid.harqaanleQof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.harqaboobeGalab ama subax marka qorraxdu gaabantahay.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
