Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

harqaamo

(-aantay, -aamatay)
Falmg3

Macnaha

Maro iwm tolasho.

Erayo la-mid ah

harqaamaanld harqaamaansho.harqaamaansho/dh ld harqaamaan.harqaamanWax tolan ahaansho.harqaan1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo ca…harqaanDhar makiinad ku tolid.harqaanleQof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.harqaboobeGalab ama subax marka qorraxdu gaabantahay.harqad1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms