Qaamuuska Asalka
hargabsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax hargab hayo ahaansho.
Erayo la-mid ah
hargaameeSi nac ku jiro qof wax u yeelid.hargaamoSi nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo.hargaanti/dh (-iyo, m.l) 1. Qof ugaarsashada aad u yaqaan. 2. Qof haw…hargabXanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; dur…hargabCudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. …hargabDuray qaadid.hargabsanaanld hargabsanaansho.hargabsanaansho/dh ld hargabsanaan.

