Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hargab

MagacLafdheeri

Macnaha

Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.

Erayo la-mid ah

hargaameeSi nac ku jiro qof wax u yeelid.hargaamoSi nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo.hargaanti/dh (-iyo, m.l) 1. Qof ugaarsashada aad u yaqaan. 2. Qof haw…hargabsanWax hargab hayo ahaansho.hargabsanaanld hargabsanaansho.hargabsanaansho/dh ld hargabsanaan.hargal1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid.…hargal1. Qorrax hoos ka gelid. 2. U h.: cid waqti duhur ah u marti…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms