Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haragmaqaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Harag si gaar ah loo tolay oo nafleyda irmaan oo ay ilmuhu ka dhinteen lagu godliyo; gandool.

Erayo la-mid ah

haraa1. H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la s…haraahirsanaansho/dh ld hiraahirsanaan.haraanhirsanaansho/dh ld hiraahir-sanaan.haraaryoNeef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qoora…haraaryooHaraaryo samayn.haraatiNooc ka mid ah warmaha waaweyn.haraatiSi xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.haraati/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufa…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms