Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haraa

MagacLafdheeri

Macnaha

1. H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo. 2. Baaqi. ld hardabaa.

Erayo la-mid ah

haraahirsanaansho/dh ld hiraahirsanaan.haraanhirsanaansho/dh ld hiraahir-sanaan.haraaryoNeef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qoora…haraaryooHaraaryo samayn.haraatiNooc ka mid ah warmaha waaweyn.haraatiSi xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.haraati/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufa…haraatiggeelleKobajaa.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms