Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haq

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Harraad iyo gaajo badan.

Erayo la-mid ah

haqabBaahi, dan.haqabbeelBaahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.haqabbeelKa h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.haqabbeelidld haqqabbeel¹.haqabtirCid baahi tirid.haqad1. Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo. 2. ldhar…haqashold haqad (2).haqiCid harraad iyo gaajo ku dilid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms