Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haqabtir

(-ray, -rtay)
Falg1

Macnaha

Cid baahi tirid.

Erayo la-mid ah

haqabBaahi, dan.haqabbeelBaahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.haqabbeelKa h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.haqabbeelidld haqqabbeel¹.haqad1. Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo. 2. ldhar…haqashold haqad (2).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms