Qaamuuska Asalka
hanuunsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax hanuunsan ahaansho.
Erayo la-mid ah
hanuunRaacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.hanuun² fk. Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuun…hanuunQof xume u samayn jirey ka waantoobid.hanuuni1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti ci…hanuuninld hanuunis.hanuuniyeQof wax hanuuniya.hanuunsanaanld hanuunsanaansho.hanuunsanaansho/dh ld hanuunsa-naan.

