Qaamuuska Asalka
hanuuni
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin. 3. Cid meel aanay garanayn tusid.
Erayo la-mid ah
hanuunRaacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.hanuun² fk. Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuun…hanuunQof xume u samayn jirey ka waantoobid.hanuuninld hanuunis.hanuuniyeQof wax hanuuniya.hanuunsanWax hanuunsan ahaansho.hanuunsanaanld hanuunsanaansho.hanuunsanaansho/dh ld hanuunsa-naan.

