Qaamuuska Asalka
hanano
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Danaano; hiilo.
Erayo la-mid ah
hanaayoCadaawad, nacayb.hanacun1. Cunidda boolida. 2. (-no,mdh.) Qof boolida cuna.hanadNin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.hanaqDhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw.hanaqaad1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabā¦hanaqaadQof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.hanaqaadidld hanaqaad¹ (2).

