Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanaayo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cadaawad, nacayb.

Erayo la-mid ah

hanacun1. Cunidda boolida. 2. (-no,mdh.) Qof boolida cuna.hanadNin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.hananoDanaano; hiilo.hanaqDhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw.hanaqaad1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tab…hanaqaadQof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.hanaqaadidld hanaqaad¹ (2).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms