Qaamuuska Asalka
hambasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld hambad.
Erayo la-mid ah
hambaabirHurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.hambaabuqCaabuq.hambaasKu h.: hawl waqti isku dhaafin.hambaasiCid maaweelin.hambaasidld hambaas¹.hambabarHurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid…hambalaalKalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.hambalaalaq1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.

