Qaamuuska Asalka
hambaasi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid maaweelin.
Erayo la-mid ah
hambaabirHurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.hambaabuqCaabuq.hambaasKu h.: hawl waqti isku dhaafin.hambaasidld hambaas¹.hambabarHurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid…hambalaalKalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.hambalaalaq1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².hambalaalaq1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
