Qaamuuska Asalka
halqooq
(-qyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dabada (qanaanta) fardaha. 2. Wax walba kan ugu wanaagasan oo ugu qurux badan. 3. (u) Kalluunka biyaha iskiis uga soo booda.
Erayo la-mid ah
halqaad1. Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciya…halqaadShax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.halqaadidld halqaad¹ (2).halqabanDaboolka birta canjeerada ama laxooxda.halqabsashold halqabsad, halqabsi.halqabso1. Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho. 2. Ku h.: wax, …halqalbacAbuurka miraha qaarkood oo ka kooban hal beer.

