Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halqaad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro. 2. ld halqaadid.

Erayo la-mid ah

halqaadidld halqaad¹ (2).halqabanDaboolka birta canjeerada ama laxooxda.halqabsashold halqabsad, halqabsi.halqabso1. Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho. 2. Ku h.: wax, …halqalbacAbuurka miraha qaarkood oo ka kooban hal beer.halqooq1. Dabada (qanaanta) fardaha. 2. Wax walba kan ugu wanaagasa…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms