Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haldhurre

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Haldhaa gooni daaq ah. 2. Cunug gorayo kali ku ah. 3. H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.

Erayo la-mid ah

haldhaaGorayada keeda lab.haldhac1. Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo …haldhacsashold haldhacsad, haldhacsi.haldhacso1. Geed miro bislaaday daadin. 2. Ka h.: xog la qari-nayey c…haldhamiBadar haldhan ka saarid.haldhaminld haldhamis.haldhanBadar buunshadii laga saaray.haldhansanBadar wax haldhankii laga saaray ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms