Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haldhac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay. 2. Deelqaaf; gaf. 3. (u) Miro bislaaday oo soo daatay.

Erayo la-mid ah

haldhaaGorayada keeda lab.haldhacsashold haldhacsad, haldhacsi.haldhacso1. Geed miro bislaaday daadin. 2. Ka h.: xog la qari-nayey c…haldhamiBadar haldhan ka saarid.haldhaminld haldhamis.haldhanBadar buunshadii laga saaray.haldhansanBadar wax haldhankii laga saaray ahaansho.haldhansanaanld haldhansanaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms