Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadeysan

(-smay, -santay; -smi)
Falmg1

Macnaha

Digsi wax la daboolay noqosho.

Erayo la-mid ah

hadee1. Qof dhintay quraan u akhrin. 2. Digsi dabool saarid.hadeecSocod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec…hadeecNafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².hadeecidld hudeecid.hadeysnaanld hadeysnaansho.hadeysnaansho/dh ld hadeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms