Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

1. Qof dhintay quraan u akhrin. 2. Digsi dabool saarid.

Erayo la-mid ah

hadeecSocod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec…hadeecNafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².hadeecidld hudeecid.hadeysanDigsi wax la daboolay noqosho.hadeysanWax la daboolay ahaansho.hadeysnaanld hadeysnaansho.hadeysnaansho/dh ld hadeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms