Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadaaq

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan. 2. Hadal aan micno lahayn. 3. ld hadaaqid.

Erayo la-mid ah

hadaadumidld hadaadun¹ (2).hadaadun1. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumi…hadaadunCayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.hadaaf1. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.hadaafSocod tartiib ah socosho.hadaafiNafley tartiib u wadid.hadaafidld hadaaf¹ (2).hadaafinld hadaafis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms