Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.

Erayo la-mid ah

hadaadumidld hadaadun¹ (2).hadaadunCayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.hadaadun1. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumi…hadaafiNafley tartiib u wadid.hadaafidld hadaaf¹ (2).hadaafinld hadaafis.hadaaq1. Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid…hadaaq1. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhaw…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms