Qaamuuska Asalka
haashaar
MagacLafdheeri
Macnaha
Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.habarey-maanyo
Erayo la-mid ah
haasaaseWax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.haasaawaynld haasaawin.haasaawe1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. …haasaawee1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko…haasaawidld haasow¹.haash1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash.haasowLa h.: haasaawe samayn.

