Qaamuuska Asalka
haasaawid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld haasow¹.
Erayo la-mid ah
haasaaseWax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.haasaawaynld haasaawin.haasaawe1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. …haasaawee1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko…haash1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash.haashaarMuuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.habarey-maany…haasowLa h.: haasaawe samayn.

