Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gulaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo. 2. Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.

Erayo la-mid ah

gulaal1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbo…gulaalQodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.gulaalan1. Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr). 2. Wax iin …gulaalan1. Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr). 2. Wax iin…gulaalidld gulaal¹ (3).gulaalnaanld gulaalnaansho.gulaalnaansho/dh ld gulaalnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms