Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gulaalan

(-lmay, -lantay; -lmi)
Falmg1

Macnaha

1. Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr). 2. Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).

Erayo la-mid ah

gulaal1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbo…gulaalQodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.gulaalidld gulaal¹ (3).gulaalnaanld gulaalnaansho.gulaalnaansho/dh ld gulaalnaan.gulaan1. Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daa…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms