Qaamuuska Asalka
gufacaale
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Roob badan oo dabayl xooggani waddo.
Erayo la-mid ah
gufaaco1. Roob dabayl soo harbinayso. 2. Hirar waaweyn oo dabayli k…gufaacoGobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. No…gufaacooDixiri sanqada geela gudaheeda ka abuurmo neef xoog leh uga …gufarWax yar oo adag oo hoos uga degey hoore meel ku jira.gufaysashold gufaysad, gufaysi.gufaysoMeel daloosha guf ku cufaysasho.

