Qaamuuska Asalka

gufaaco

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

1. Roob dabayl soo harbinayso. 2. Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.