Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guduudane

MagacLafdheeri

Macnaha

Bahal bisadda u eg kase weyn oo midab guduudan leh oo ariga cuna.

Erayo la-mid ah

gudub1. Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar …gudub/mg1 (-dbay, -dubtay; -dbi) 1. (f.g) Wax dhaafid. 2. (f.mg) …gudur1. Hilib jiir ah oo adag. 2. ld guduri. Nooc gorgorka ka mid…guduri(2).guduudMidab dhiigga u eg.guduudanWax midab guduud ah leh ahaansho.guduudiNooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.guduudiWax guduud ka dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms