Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gudub

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan. 2. Babac. 3. ld gudbid.

Erayo la-mid ah

gudur1. Hilib jiir ah oo adag. 2. ld guduri. Nooc gorgorka ka mid…guduri(2).guduudMidab dhiigga u eg.guduudanWax midab guduud ah leh ahaansho.guduudaneBahal bisadda u eg kase weyn oo midab guduudan leh oo ariga …guduudiNooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.guduudiWax guduud ka dhigid.guduudnaanld guduudnaansho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms