Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gowracato

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela. 2. Fin hunguriga ka soo baxo oo badanaa loo dhinto. 3. Geed yar oo leh laamo buurbuuran oo aroorro leh.

Erayo la-mid ah

gowrXubinta taranka haweenka.gowrac1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u x…gowracWax birayn.gowracanWax la gowracay ahaansho.gowracnaanld gowracnaansho.gowracnaansho/dh ld gowracnaan.gowracoNeef gowrac ku xalaalaysasho.gowreDabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xill…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms