Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gowrac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.

Erayo la-mid ah

gowrXubinta taranka haweenka.gowracanWax la gowracay ahaansho.gowracato1. Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela. 2. Fin h…gowracnaanld gowracnaansho.gowracnaansho/dh ld gowracnaan.gowracoNeef gowrac ku xalaalaysasho.gowreDabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xill…gowricidld gowrac¹ (2).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms