Qaamuuska Asalka
goroyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.
Erayo la-mid ah
gorodNeef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.gorod1. Madax. 2. Qaarka hore ee xoolaha.gorodgooWax madax ka jarid.gorof1. G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la i…goroflegedLugta dambe ee geela meesha maqaarka adag leh oo marka uu fa…gorofsanWax meel yaal oo aan nuuxsaneyn ama la xooray ahaansho.gorofsanaanld gorofsanaansho.gorofsanaansho/dh ld gorofsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
