Qaamuuska Asalka
gorod
MagacLafdheeri
Macnaha
Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.
Erayo la-mid ah
gorodgooWax madax ka jarid.gorof1. G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la i…goroflegedLugta dambe ee geela meesha maqaarka adag leh oo marka uu fa…gorofsanWax meel yaal oo aan nuuxsaneyn ama la xooray ahaansho.gorofsanaanld gorofsanaansho.gorofsanaansho/dh ld gorofsanaan.goror1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku j…goror/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Istaag ku daalid. 2. (f.mg) Dhii…

