Erayo la-mid ah
goombaarNaag aan karti ay aqalkeeda ku maamusho lahayn; basari; baal…goommanaansho/dh ld goommoonaan.goommeNooc doofaarka ka mid ah oo aan ilka waaweyn lahayn.goommoonWax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld…goommoonaanld golmoonaan, goolmoonaansho, goom-manaan.goomoonaansho/dh ld goommoonaan.

