Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goofaadhi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Ubad xoolaad candho aan caano ku jirin nuugid. ld goofaari.

Erayo la-mid ah

goof1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog …goofWax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).gooni¹goofaadhiyidld goofaarin.goofoodNooc libaax badeedka ka mid ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms