Qaamuuska Asalka
goof
(-faf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen. 3. G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
